Home Wararka Maanta Dowladda oo Caawa Ciidamo Farabadan gaystay Degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid.

Dowladda oo Caawa Ciidamo Farabadan gaystay Degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid.

0

Ciidamo gaar ah oo wata Gaadiid Lagu Buufiyay NISA ayaa taagan inta u dhaxaysa Hormuud Shibis iyo isgooska Sanca ee Muqdisho.

Sidoo kale isgooska Fagax waxaa Taagan gaadiidka dagaalka iyo Ciidamo Farabadan, waxaana Gaariga Beebaha La dhigay Sarta Xaashi Wahliye.

Waxaana Ciidamadu ay baarayaan Dhamaan dadka Maraya isgooska Fagax ee Muqdisho.

La soco Faah Faahinta

Ad
Previous articleBanaanbax xoogan oo muqdiho ka socda
Next articleFarmaajo oo safarkii Ugu Horeeyay u amababaxay Tan iyo Markii Xilkiisu dhamaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here