Home Wararka Somaliya Banaanbax xoogan oo muqdiho ka socda

Banaanbax xoogan oo muqdiho ka socda

0

Banaanbax lagu taageerayo Saadaq John, ayaa ka bilowday xaafadda Shiirkole ee degmada Hodon.

Warbaabinta Maxalliga ah ayaa si toos ah u soo tebinaya banaanbaxa ka socda Xaafadda Shiirkole.

Dowladda Soomaaliya, ayaa ciidamo dhigtay xaafadaha qaar oo lagu arkay caawa, Waxaana sii Xoogaysanaya Banaanbaxa Lagu Taageerayo Saadaq Joon Taliyihii Hore ee Boliiska Gobalka Banaadir

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo la kulmay Taliyaasha Xooga iyo AMISOM (Sawiro)
Next articleDowladda oo Caawa Ciidamo Farabadan gaystay Degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here