Home Wararka Maanta Dowlada Soomaaliya oo ku Fashilantay inay Xirto Aalada TikTok Xili la Gaaray...

Dowlada Soomaaliya oo ku Fashilantay inay Xirto Aalada TikTok Xili la Gaaray Waqtigii loo Qabtay

0

Baraha bulshada ee kala ah TikTok iyo Telegram ayaa la sheegay inay si caadi ah uga shaqaynayaan guud ahaan Soomaaliya iyadoo xalay la filayay inuu dhaqan galo go’aankii dowladda ee lagu joojinayay barahan kaas oo ay falcelino kala duwan ka dhasheen.

Wasiiirka isgaarsiinta Soomaaliya Oo Xalay Lahadlay Universal TV ayaa Sheegay in laxiri Doonaa Xalay Abaaro 11:40 Taas oo Dhaqan Galiwaysay.

Wali Dowlada Soomaaliya kama Hadal Sababta Balse Warar Madaxbanaan ayaa Sheegaaya in Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya Diideen in laxiro aaladahaan madaama lacag Farabmbadan kasoo Gasho.

Dowlada ayaana Horay ugu Hanjabtay inay Talaabo ka Qaadi Doonto Shirkadii Diida amarkaan. Dhanka  kale Wasiirada Soomaaliya ayaa Shalay Diiday in la Tageero Go.aanka Wasiirka Isgaarsiinta Soomaaliya ee lagu Xiri lahaa aaladahaan.

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Soomaaliland oo looqabsada taliskii weynaa ee meleteriga Somaliland ee Goojacade(Sawiro)
Next articleKu Dhawaad 30 kamid ah Alshabaab oo Goordhow Duqayn lagu Dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here