Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Soomaaliland oo looqabsada taliskii weynaa ee meleteriga Somaliland...

War Deg Deg ah: Soomaaliland oo looqabsada taliskii weynaa ee meleteriga Somaliland ee Goojacade(Sawiro)

0

Dagaal Culus oo Saakay aroortii ka Qarxay Magaalada Laasacaanood kaas oo u Dhaxeeyey Ciidamada Soomaaliland iyo ku SSC ayaa Waxaa soomaaliland land laga Saaray Saldhigii ugu Waynaa ee Todobo bilood ka Dagaalamayeen ee Goojacade.

Ciidanka SSC-Khaatumo ayaa gacanta ku dhigay Taliska Goojacade, Maxaabiis & baabuur ciidan oo ay Somaliland leedahay ayaa lagu qabtay.

Dagaalka ayaa wali kasocda goobo ka durugsan goobtan, gaar ahaana jid ay si kedis ah ugu baxeen ciidanka Somaliland.

Ad
Previous articleTrump oo Xabsiga Laga Sii Daayay kadib Markii Saacado kooban uu Xirnaa iyo Sababta oo la shaaciyay
Next articleDowlada Soomaaliya oo ku Fashilantay inay Xirto Aalada TikTok Xili la Gaaray Waqtigii loo Qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here