Home Wararka Maanta Dowlada Soomaaliya oo Ka Hortimid Heshiis ay Dhawaan Galeen Soomaaliland iyo Taywaan

Dowlada Soomaaliya oo Ka Hortimid Heshiis ay Dhawaan Galeen Soomaaliland iyo Taywaan

0

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markale si adag uga hadashay xiriirka gaarka ah ee ay sameysteen Somaliland iyo Taiwan, kuwaas oo muddooyinkii u dambeeyey qaaday tallaabooyin ay ku hormarinayaan xiriirka labad dhinac.

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kulane oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada labada dhinac iyo xiriirkooda ayaa sheegay in dowladda federaalka ah ay cambaareyneyo sida ay Taiwan ula dhaqmeyso Somaliland & wada-hadallada u billaabmay.

Cawaale ayaa shaaca ka qaaday inay mar weliba ay u taagan yihiin ilaalinta madax banaanida qaranka Soomaaliya iyo sidoo kale midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

Ad
Previous articleJadwalka 6 kursi oo la Shaaciyay Xliga La Qabanaayo yaa Ku Fadhiyay(Aqriso)
Next articleAqriso: Ilaa Hada Tirada Xildhibaanada la Doortay iyo Maamulkasta inta Ku Dhiman

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here