Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dowlada Soomaaliya oo ka Hadashay Dagaalkii ka Dhacay Garoonka Jowhar

Dowlada Soomaaliya oo ka Hadashay Dagaalkii ka Dhacay Garoonka Jowhar

0

Wasaaradda Difaaca Xukuumadda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay iska horimaad shalay galab ka dhacday Garoonka diyaaradaha Magaalada Jowhar, kaa oo dhaxmaray ciidanka Danab iyo ciidan ilaalo u ahaa masuuliyiin katirsan Hirshabelle.

Qoraalka kasoo baxay wasaaradda Difaaca ayaa lagu sheegay in ay ka xun yihiin dhacdadii shalay dhacday, waxa ayna wasaaradda sheegtay in la bilaabay baarista dhacdadaasi lana horgeyn doono caddaaladda dadkii falkaasi ku lugta lahaa.

Ad
Previous articleIsmaaciil Xaniyeh oo Gaaray magaalada Tehran ee Wadanka iiraan
Next articleBooliska Faransiiska oo baadi goobaya nin tooreey la dhacay haweeney yuhuudiyad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here