Home Wararka Maanta Booliska Faransiiska oo baadi goobaya nin tooreey la dhacay haweeney yuhuudiyad ah.

Booliska Faransiiska oo baadi goobaya nin tooreey la dhacay haweeney yuhuudiyad ah.

0

Booliska ayaa ugaarsanaya nin toorey ku dhuftay isla markaana dhaawacay haweeney yuhuudiyad ah shalay oo Sabti ahayd magaalada Lyon sida ay sheegayaan booliska iyo duqa magaalada Lyon.

“Ficilkan rabshadda wata waa mid aan lagu fikiraynin. Waxan taageeradayda u miijinayaa dhibanaha iyo ehel keeda,” sidaa waxa ku qoray bartiisa X duqa Lyon Gregory Doucet.

Afhayeen u hadlay booliska qaranka ayaan faahfaahin ka bixin eedeysanaha, iyo haddii falkan ula dhaqmayaan mid yuhuud nacayb ah.

Booliska wadamada dunida ayaa soo weriyay kororka ficillada la xiriira yuhuud iyo islaam nacaybka tan iyo markii Xamaas weerar ku qaaday Israa’iil 7 Oktoobar.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo ka Hadashay Dagaalkii ka Dhacay Garoonka Jowhar
Next articleWararkii ugu danbeeyey Shan Aag Oo Dagaal Qaraar Uu Ku Dhexmarayo Dagaalyahannada Xamaas Iyo Ciidamada Israa’iil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here