Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dowlada Soomaaliya oo Dishay 40 Dagaalyahan oo ka tirsan Alshabaab

Dowlada Soomaaliya oo Dishay 40 Dagaalyahan oo ka tirsan Alshabaab

0

Warsaxaafadeed goordhaw kasoo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in  40 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab  lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo ka dhacay deegaanka Cali Fooldheere oo hoos taga degmada Mahadaay.

Howlgalka oo ay fuliyeen ciidanka xoogga dalka iyo kuwa sirdoonka iyo nabad sugida Soomaaliya  ayaa la sheegya in lagu  bartilmaameedasay xubnahan katirsan Al Shabaab oo la sheegay in ay isku abaabulayeen dhulka keymaha ah ee ku yaala deegaankaan.

Dowladda Soomaaliya ayaana u  mahadcelisay shacabka Soomaaliyeed  qaybta ka ah dagaalka ka dhanka ah kooxda Al Shabaab iyo saaxiibada caalamiga ah oo ku garab taagan dowladda dagaalkaan ay Al Shabaab kula jirto.

Ad
Previous articleATMIS Oo Qiratay Dilka C/Raxmaan Faarax Fiidow oo ay shalay Ceelasha Biyaha Ku Dileeen
Next articleGolaha Wasiirada Soomaaliya oo maantay Ansixayay Sharci Saamayn Wayn ku Yeelan Doona Shaqaalaha Dowlada(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here