Home Wararka Caalamka Dowlada Norway oo go’an ka gaartay Kordhinta Kaalmada Dhaqaalle

Dowlada Norway oo go’an ka gaartay Kordhinta Kaalmada Dhaqaalle

0

Bilaabashada Dagaalak Ukraine waxaa ka dhalatay saameyn dhaqaalle waxana Dowladaha caalamka bilaabeen kordhinta Kaalmada dhaqaalle ee la siiyo Qoysaska.

Dalka Norway Xisbiyada ayaa waday wada-hadal ku aadan in la kordhiyo miisaaniyada Sanadkan 2023 si dadka loogu kordhiyo kaalmada dhaqaalle.

Kaalmada Dhaqaalle waxaa kamid ah kabka korortada Lacagta Waalidka iyo Lacagaha kale ee Dowlada laga helo.

Wasiirada Shaqada ee Norway Marte ayaa sheegtay in Dowlada Diiday qorshaha lagu kordhiyo kaalmada dhaqaalle.

Hadalkeeda ayay ku sheegtay in Sicir bararka ka jira Dalka in aan lagu kordhin karin lacag dheeraad ah oo dadka la siiyo.

Wada-hadalka u socda Dhinacyadad Dowlada iyo Xisbiyada kale ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo natiijada kasoo baxdo.

Somaliska Oslo

Ad
Previous articleSweden oo go’an Cusub kasoo saartay Iskuulada Waxbarashada ee Dalka
Next articleP.M Xamse oo Mashariic muhiim u ah Dalka u wreejiyay Xihibno ay isku Beelyihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here