Home Wararka Maanta Dowlad goboleedyada oo Xariirka wada shaqeynta Wasaarad ka mid ah federaalka

Dowlad goboleedyada oo Xariirka wada shaqeynta Wasaarad ka mid ah federaalka

0

Qoraal ay wadajir u soo saareen Wasiirada Wasaarada isgaarsiinta iyo tiknolojiyada dowlad goboleedyada ayay ku sheegeen iney joojiyeen wada shaqeyntii ay la lahaayeen Wasaarada isgaarsiinta iyo tiknolojiyada DF.

Wasiirada ayaa go’aankan sabab uga dhigay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay wada shaqeyn la’aan ay kala kulmeen Wasiirka Wasaarada, iyadoo qoraalka ay soo saareen oo dhameystiran uu u qornaa sidatan:-

Ad
Previous articleAhlam Al-Bashiir oo ka hadashay sida ay u fulisay qaraxii Istanbul & cida ay ka Tirsabayd soona Tababartay (Sawirro)
Next articleWaa Maxay heshiiska Qarsoodiga ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Madobe gaareen(Xog)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here