Home Wararka Maanta Doorasho lasii Ogyahay Cida kusoo abaxaysay oo Maantay ka Dhacaysa Garowe

Doorasho lasii Ogyahay Cida kusoo abaxaysay oo Maantay ka Dhacaysa Garowe

0

Shan ka mid ah kuraasta golaha shacabka ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto magaalada Garoowe  ee caasimada Puntland.

Waxaa la dhameystiray diiwaan-gelinta dadka u sharraxan Kuraastaas ee buuxiyay Shuruudaha laga doonayo sida uu sheegay Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Puntland.

Kuraasta maanta lagu dooranayo Garoowe ayaa ah kuwo aan lagu tartameyn oo loo xiray shaqsiyaad gaar ah oo uu wato Madaxweyne Deni iyo xubno ka tirsan maamulkiisa, waana la sii ogyahay xubnaha ku soo bixi doona.

Kursiga Hop235 waxaa ku soo bixi doona Cabdullaahi Bidhaan Warsame oo ah Xildhibaan iyo Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia

Hop249 Waxaa ku soo baxaya Cabdullaahi Xasan Rooble oo ah Wasiiru-dowlaha Waxbarashada Puntland.

Ad
Previous articleDowlada Kenya oo Sheegtay inaysan Soomaaliland Aqoonsanayn
Next articleDiyaarad hawada ku jirtay oo hal Qof oo Rakaab ka mid ahaa Sabab unoqday inay Dib u Laabato

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here