Home Wararka Maanta Doorashada Kursiga uu ku Tartamayo Saadaq Joon oo ka socota Dhuusamareeb

Doorashada Kursiga uu ku Tartamayo Saadaq Joon oo ka socota Dhuusamareeb

0

Waxaa goor dhaw Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb ka bilaabatay Doorashada Kursiga HOP#248.

Tartanka kursiga HOP#248 oo ay ku tartamayaan Saadaq Cumar Xasan iyo Cabdullahi Xersi Diirshe oo si habsami leh uga socda hoolka Inji ee Magaalada Dhuusamareeb, Galmudug.

Ad