Home Wararka Maanta Doorashada Banaadiriga oo Maantay Lasoo Gabagabeeyey(Aqriso Magacayada kusoo Baxay)

Doorashada Banaadiriga oo Maantay Lasoo Gabagabeeyey(Aqriso Magacayada kusoo Baxay)

0

Sidoo kale waxaa la soo afjaray doorashadii xubnaha golaha shacabka ee magaalada Muqdisho iyadoo shantii Xildhibaan ee ugu dambeysay oo dhamaantood ku cusub baarlamanka dalka saaka la doortay kuwaasoo kala ah:-

1.Omar Shariif Maye (Beesha Moorsho) ahna seyga qaba Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Banaadiriga Marwo Sacdiyo Aweys Cali Boolaay

2.Abdurahman Abdulkhadir Adde (Beesha Shaashi)

3.Mohamud Jeego (Beesha Bandhabow)

4.Shariif Mustaf (Beesha Asharaf)

5.Khadiija Mohamed Makhzuumi (Beesha Reer Shiikh) Waa danjiraha Somalia u fadhiya dalka Pakistan, waxayna u dhaxdaa C/kariin Xuseen Guuleed oo ka tirsan Musharaxiinta Madaxweynaha Somalia.

Ad
Previous articleGalmudug oo maantay lagu Doortay 4 Xildhiibaan Soona gabgabaysay kuraastii Taalay Dhuuusamareeb(Sawiro)
Next articleCiidamada Ruuska oo Gudaha U Galay Caasimada Ukrain(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here