Home Wararka Maanta Diyaaradaha Ruushka oo soo galay Hawada Sweden kuna soo xad-gudbay

Diyaaradaha Ruushka oo soo galay Hawada Sweden kuna soo xad-gudbay

0

Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa Arbacadii maanta ku soo xadgudbay hawada Sweden, sida uu sheegay difaaca Sweden. Ciidamada qalabka sida ee Norway ayaa sheegay in hawada Norway aan lagu arag wax diyaarad ah oo laga leeyahay dalka Ruushka marka loo eego Sweden.

Ad
Previous articleZelensky oo Yahuuda Aduunka ugu Baaqay inay Kacaan oo Codkooda kor u qaadaan
Next articleCumar cabdirashiid oo Si kulul uga Hadlay Doorashada Dalka kasocota

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here