Home Wararka Caalamka Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

0

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay in diyaaradaasi lasoo daristay cillad.

Diyaaradan nuuca wax basaasa ah ah ayaa laga cabsi qabaa in ay gacanta u gasho kooxda Xamaas ee ku sugan qeybo kamid ah Marinka Qasa, waxaa sidoo kale suurto gal ah in Xamaas hesho qalabka ay wax ku duubeysay diyaaradasai si ay xog badan uga hesho.

Milatariga Israa’iil, ayaana sheegay in aysan wax walaac ah ka qabin diyaaradan nuuca basaas ah ee ku burburtay Marinka Qasa, waxa ayna xuseen haddii diyaraadaasi xogaha sirdoon ay duubtay helaan Xamaas aysan wax walaac badan ah ka qabin.

Baaritaanka sababta keentay in diyaaradan nuuca basaaska ah ku burburto magaalada Qasa ayaa wali socda, mana jiro wax war ah oo kooxda Xamaas kasoo saartay diyaaradan burburtay oo laga cabsi qabo in qalabkeeda qaataan.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous article40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe
Next articleMaamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab