Home Wararka Caalamka Dhalinyaro Soomaalia ah oo Saarnaa Diyaarada Turkish airline oo Weeraray Shaqaalaha Diyaarada...

Dhalinyaro Soomaalia ah oo Saarnaa Diyaarada Turkish airline oo Weeraray Shaqaalaha Diyaarada iyo Qasaaro Kad hashay

0

Soomaali lagu soo qab qabtay iyagoo gacmaha kula jira falal tahriib ah oo ku sugnaa waddanka Turkey-ga qaybna ka ahaa rakaabkii maanta la socday diyaarada Turkish Airline ayaa weerar ku qaaday qaar ka mid ah shaqaalaha diyaarada Turkish Airline.

Intii ay hawada kusoo jirtay diyaarada Turkish Airline ayuu dagaalkaan dhacay, waxaana ku dhaawacmay 2 ka mid shaqaalaha diyaarada Turkish Airline.

Tirada Soomalidaan lagu soo qab qabtay falalka tahriibka ee diyaarada maanta saarna ayaa la iigu sheegay 24 Maxaabiis.

waxa sidoo kale dib u dhac muddo saacado ah uu ku yimid duulimaadkii Muqdisho ilaa Istanbul maadaama diyaarada Turkish Airline ay weli ku xaniban tahay gudaha garoonka Aadan Cadde.

 

Ad
Previous articleMusharax Madaxwayne oo maantay loo Doortay Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya
Next articleVilla Soomaaliya oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Diyaaradihi Droneska ee lasheegay in Turkigu Siiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here