Home Wararka Somaliya Dhageyso:- Khudbadii Fahad Yaasiin Markii la doortay kadib ” Shuban ayaa ka...

Dhageyso:- Khudbadii Fahad Yaasiin Markii la doortay kadib ” Shuban ayaa ka danbeyndoona Doorasho Dadban”

0

Markii maanta lagu doortay Beled weyne Fahad Yaasiin Xaaji Daahir kursigii xildhibaanimo loo saadaalinayey ayuu arimo dhowr ah soo hadal qaaday.

Waxa uu ugu horeyn tacsi udiray dadkii ehelkooda ku le’deen qaraxii shalay ka dhacay Beled weyne maqaaxida Baar xasan dhiif kuna sheegay in Argagaxisada AL Shabaab ay weerarkaasi ka dambeeyeen sida uu hadalka udhigay.

 

Fahad Yaasiin ayaa maah maah culus usoo qaatay doorashada dalka ka socoto isagoo ku dhego hadlay Mucaaradka sheegayna in si dhib yar doorasho ay ku heli doonaan xukunka dalka.

Xildhibaan Fahad waxa uu rajeeyey in kursiga loo doortay uu qaranka iyo deegaanka beesha uu ku metalo isagoona ka mahad celiyey cid walbo oo ku taageertay guushaan uu helay.

Ad
Previous articleShinbir Africa ku nool oo Qofkii Dila Lagu Xukumaayo Xabsi Daa,in
Next articleMid ka mid ah Habdhowrayaashii Baarlamaanka oo Maantay Xikdhibaan loo Doortay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here