Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Mid ka mid ah Habdhowrayaashii Baarlamaanka oo Maantay Xikdhibaan loo Doortay

Mid ka mid ah Habdhowrayaashii Baarlamaanka oo Maantay Xikdhibaan loo Doortay

0

Xildhibaan Maxamed C/llaahi Xasan oo loo yaqaano Nuux oo ahaa Habdhowraha Golaha Shacabka ayaa ku soo baxay kursiga #HOP274 oo doorashadiisa ka dhacday Beledweyne.

Maxamed C/llaahi Xasan Nuux ayaa la doonayay in lagu bedelo Sarkaal NISA ka tirsan oo lagu magacaabo C/risaaq Eritariyaan oo ahaa ninkii hayay malafka Ciidankii la geeyay Eritrea.

Hase ahaatee Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen oo saaxib dhow la ah Nuux ayaa ku hagoogtay.

 

isla markaana si usoo saaro wuxuu miiska dul-saaray inuu kursiga Xildhibaannimo dhaafiyo Guddoomiye kuxigeenkii 1aad C/weli Muudey oo Fahad Yaasiin uu daneynayay in laga reebo iyo nin kale oo NISA ka tirsanaa oo Xildhibaanimo ugu soo saaray oo lagu magacaabo Aweys.

 

Ad
Previous articleDhageyso:- Khudbadii Fahad Yaasiin Markii la doortay kadib ” Shuban ayaa ka danbeyndoona Doorasho Dadban”
Next articleElizabeth oo laga Helay Cudurka COVID19 Xili ay 95 sano jir tahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here