Home Wararka Maanta Dhageyso:- Khudbadii Fahad Yaasiin Markii la doortay kadib ” Shuban ayaa ka...

Dhageyso:- Khudbadii Fahad Yaasiin Markii la doortay kadib ” Shuban ayaa ka danbeyndoona Doorasho Dadban”

0

Markii maanta lagu doortay Beled weyne Fahad Yaasiin Xaaji Daahir kursigii xildhibaanimo loo saadaalinayey ayuu arimo dhowr ah soo hadal qaaday.

Waxa uu ugu horeyn tacsi udiray dadkii ehelkooda ku leā€™deen qaraxii shalay ka dhacay Beled weyne maqaaxida Baar xasan dhiif kuna sheegay in Argagaxisada AL Shabaab ay weerarkaasi ka dambeeyeen sida uu hadalka udhigay.

 

Fahad Yaasiin ayaa maah maah culus usoo qaatay doorashada dalka ka socoto isagoo ku dhego hadlay Mucaaradka sheegayna in si dhib yar doorasho ay ku heli doonaan xukunka dalka.

Xildhibaan Fahad waxa uu rajeeyey in kursiga loo doortay uu qaranka iyo deegaanka beesha uu ku metalo isagoona ka mahad celiyey cid walbo oo ku taageertay guushaan uu helay.

Warar laga helayo dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug. Dagaalkaan oo

Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska Gaar ahaan laanta Baarista Dembiyada CID-da ee Gobolka Bay.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israaā€™iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israaā€™iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada
Ad
Previous articleShinbir Africa ku nool oo Qofkii Dila Lagu Xukumaayo Xabsi Daa,in
Next articleMid ka mid ah Habdhowrayaashii Baarlamaanka oo Maantay Xikdhibaan loo Doortay