Home Wararka Somaliya Puntland Deni oo maantay Shir la leh Agasimiihii PSF ee Bosaaso kla Dagaalamay

Deni oo maantay Shir la leh Agasimiihii PSF ee Bosaaso kla Dagaalamay

0

Kullan albaabadu u xiran yihiin ayaa maanta lagu wadaa in Madaxtooyada Boosaaso ku dhexmaro Madaxweyne Dani iyo Agaasimaha PSF Maxamuud Cismaan Cabdullaahi , sidaan kasoo xiganay ilo ka agdhow Madaxtooyada.

Inuu qabsoomo kullankan waa mid kamid ah Qodobadii laysla qaatay kulamadii u dambeeyey ee Madaxweynuhu la yeeshay Isimada.

 

 

si loo ambaqaado dhamaystirka dedaaladii Nabadeed ee Isimadu hormuudka u ahaayeen , ka hor qabsoomidda Doorashada Golaha shacabka ee 16-kursi ee Boosaaso yaala.

 

Ad
Previous articleAqriso: Ilaa Hada Tirada Xildhibaanada la Doortay iyo Maamulkasta inta Ku Dhiman
Next articleDad Soomaliyeed oo ku Xaniban Xuduudka Boolan iyo Ukrayn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here