Home Wararka Maanta Dad Soomaliyeed oo ku Xaniban Xuduudka Boolan iyo Ukrayn

Dad Soomaliyeed oo ku Xaniban Xuduudka Boolan iyo Ukrayn

0

Kumanaan ajaanib ah ayaa ku xanniban xadka Ukraine iyo Poland, kuwaasoo ay ku jiraan 150 Soomaali ah oo isugu jira rag iyo dumar, sida uu sheegay Axmed Cabdullaahi oo BBC-du la xiriirtay.

Axmed Cabdullaahi ayaa sheegay in ay adag tahay in laga gudbo xadka, lana kala saarayo muwaadiniinta Ukraine iyo ajaaniibta, isagoo xusay in ay soo lugeeyeen masaafo dhan 40 KM.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan shaacisay in la daad gureeyay muwaadiniinta Soomaalida, iyadoo tiradeeda ku sheegtay 30 qof.

Soomaalida joogta Ukraine ayaa isugu jira Arday iyo qaxooti.

Ad
Previous articleDeni oo maantay Shir la leh Agasimiihii PSF ee Bosaaso kla Dagaalamay
Next articleWadahadaladii Ukarain iyo Ruushka oo la Filaayo inay Furmaan Goordhow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here