Kullan albaabadu u xiran yihiin ayaa maanta lagu wadaa in Madaxtooyada Boosaaso ku dhexmaro Madaxweyne Dani iyo Agaasimaha PSF Maxamuud Cismaan Cabdullaahi , sidaan kasoo xiganay ilo ka agdhow Madaxtooyada.
Inuu qabsoomo kullankan waa mid kamid ah Qodobadii laysla qaatay kulamadii u dambeeyey ee Madaxweynuhu la yeeshay Isimada.
si loo ambaqaado dhamaystirka dedaaladii Nabadeed ee Isimadu hormuudka u ahaayeen , ka hor qabsoomidda Doorashada Golaha shacabka ee 16-kursi ee Boosaaso yaala.
Ad