Home Wararka Somaliya Jubbaland Deni iyo Axmed Madoobe oo Kenya Deg deg ugu yeertay xili ay...

Deni iyo Axmed Madoobe oo Kenya Deg deg ugu yeertay xili ay ka Cabsi Qabto in Farmaajo Soo laabto

0

Axmed Madoobe iyo Siciid Deni ayaa ku kulmaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, xili ay Xuluumadda Nairobi labada dhinac ugu yeertay dalkeeda, iyadoo Axmed Madoobe la kulmay madaxda Sirdoonka ee dalka Kenya, una soo qadimeen dalabkooda.

Dhinacyada ayaa loogu yeeray arrimaha doorashooyinka, Siciid Deni ayaa u taagan Madaxweyne-nimada, balse Kenya dano siyaasadeed kaleh Soomaaliya ayaa kawalaacsan in wareegyada dambe ee doorashada Farmaajo & Deni isku soo haraan, ayna cabsi ka qabto in Farmaajo markale kusoo laabto.

Madoobe ayaa cadaadis ba’an kala lulmaya Kenya, oo doonaysa in uu ka baxo garabka Deni, halka ay Axmed hadda ku adag tahay talaabadaas.

KENYA: ayaa kawalaacdan in Farmaajo kusoo baxo Doorashada, iyadoo gabaabsi ka taagan in Musharaxiinta kale ay helaan codad badan.

Axmed Madoobe ayaa kasoo laabanaya dalka Imaaraatka Carabta, maanta galinka dambe.

Wareega 2-aad, inta badan musharaxa gudbaa waa midka la yimaada codad ka badan 50 cod

 

Ad
Previous articleMid ka mid ah Xildhibaanadii ugu Caansanaa Baarlamaankii Sagalaad oo Tartanka Laga Reebay
Next articleDeg Deg Gudiga Doorashooyinka Galmudug oo Shaaciyay Kuraas Cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here