Home Wararka Maanta Degdeg Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar iyo faahfaahin kasoo baxaysa

Degdeg Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar iyo faahfaahin kasoo baxaysa

0

Qarax miino ayaa ka dhacay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle, qaraxa lasoo warinayaa in uu ka dhacay agagaarka garoonka kubdda cagta ee Xaseey kaas oo ku yaalla xaafad lagu magacaabo Horseed, lamana soo warin wax khasaara ah uu gaystay qaraxa sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Hirshabeelle.

Ad
Previous articleSomaliya oo diiday in Baaritaan dhanka xuquuqda aadanaha Lagu sameeyo itobiya
Next articleXiisad aad u kacsan oo ka tagaan Degaanka Xananbure iyo Baraago la gubay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here