Home Wararka Somaliya Xiisad aad u kacsan oo ka tagaan Degaanka Xananbure iyo Baraago la...

Xiisad aad u kacsan oo ka tagaan Degaanka Xananbure iyo Baraago la gubay

0

Xaalad aan Fiicneyn ayaa laga soo warinayaa Deegaanka Xananbuure iyo Tuulooyin hoos yimaada kadib markii saaka halkaas lagu dilay hal ruux oo dadka deegaanka ah waxaana ka dhalatay xiisad colaadeed oo sababtay in lagubo barkedo dhowr ah.

Labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda Magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ayaa tan iyo saaka isku hub aruursanaya ilaa dhowr jiho oo ka ag dhow Xananbuure, waxaana laga cabsi qabaa dagaal beeleed iska hor imaad ah.

Mid kamid ah beelahaas oo saaka laga dilay hal nin ayaa gubay ilaa labo baraagood oo ku yaala deeganka arintaas oo sii xoojisay xiisada cilaadeed ee udhexeysa labada beelood.

 

Ad
Previous articleDegdeg Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar iyo faahfaahin kasoo baxaysa
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo xilkii ka qaaday Xubna ka Tirsan Guddiga Khilaafaadka Doorashada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here