Home Wararka Caalamka Deg Deg Wadooyinka Wawayn ee Magaalada Muqdishu oo lagu Soo Daadiyay Ciidamo...

Deg Deg Wadooyinka Wawayn ee Magaalada Muqdishu oo lagu Soo Daadiyay Ciidamo Milateri ah

0

Ciidamo fara badan oo Millateri ah kuwaas oo wata gawaarida dagaalka ee waa weyn oo loo yaqaan beebaha ayaa hadda xitay waddada Maka Almukarrama ee magaalada Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa sidoo kale ii sheegay in luuqa walba oo waddadaas ka mid ah la dhigay gawaarida waa weyn ee dagaalka, Sidoo kalena la hakiyay isku socodkii dadweynaha iyo gaadiidka.

Ad
Previous articlePSF oo ku Hanjabtay inay Garowe weerari Doonto Wacadna Ku maray inaysan Xabada Joojin Doonin
Next articleSaacado ay xirnaayeen Wadooyinka Muqdisho oo dib Loo furay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here