Home Wararka Maanta Saacado ay xirnaayeen Wadooyinka Muqdisho oo dib Loo furay

Saacado ay xirnaayeen Wadooyinka Muqdisho oo dib Loo furay

0

Ciidamada Madaxtooyada Soomaaliya Ayaa Maanta xiray inta badan Wadooyinka Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho waxayna wateen Gaadiidka Gaashaaman ee Dagaalka

Sababta loo xiray ayaa aheed Xariga jarka Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo Maanta Madaxweyne Farmaajo uu Xariga ka jaraayay.

 

In ka Badan 4 Saacadood ayay xirnaayeen Wadooyinka Muqdisho, Balse Good dhaw Ayaa dib Loo furay.

Ad
Previous articleDeg Deg Wadooyinka Wawayn ee Magaalada Muqdishu oo lagu Soo Daadiyay Ciidamo Milateri ah
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo Maanta kulan la qaatay Wafdi ka socday Urur Gobaleedka IGAD {Sawiro}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here