Home Wararka Caalamka PSF oo ku Hanjabtay inay Garowe weerari Doonto Wacadna Ku maray inaysan...

PSF oo ku Hanjabtay inay Garowe weerari Doonto Wacadna Ku maray inaysan Xabada Joojin Doonin

0

Agsimihii Hore ee PSF Gen Cosman Moxamuud Diyaano ayaa Bartiisa Face book Sidaan Kusoo Qoray

 

Xabadd Joojin Dambe Ma aqbalayno Wa Marki Labaad Oo Ay Nasoo weeraran Isla Caawa Kooxda aaranjaan E U Hogaaminayo Denni.

Fadlan shacabka Reer Bosaaso Ha iskaga Baxaan Magaalada saacadaha soo socota si aan Wax Uga soo Gaarin Khasaaraha ay larabaan shacabkaa kooxda aaranjaan Oo duulaan kuso qaaday Dadka Iyo Deegaanka Gobolka bari.
Waxaan Idiin Balanqaadaynaa in aan U turno Dhalinyarada lsoo Khalday Iyo shacabkaba lkin Ay Xabadu Dhaafayso Bosaaso Oo ay Gaarayso Garooowe Ugana tagayno Kuwii Dhalinyarada so khalday Ee Mukayfka Garoowe Kujira.

Xabbadu Ku ekaan Mayso Bosaaso Saacadaha Soosocda insha alah Sidii Al qadaafi Iyo Ali abdalla saalax Waxaa balan ah In Kaligi Taliye Denni Uu Utagaayo.

Ad
Previous articleDowlada puntland oo markale Warsaxafadeed Kasoo Saartay Dagaalka Maalinti Sadexaad Kasocota Boosaaso
Next articleDeg Deg Wadooyinka Wawayn ee Magaalada Muqdishu oo lagu Soo Daadiyay Ciidamo Milateri ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here