Home Wararka Caalamka Deg Deg: Ruushka oo ku Dhawaaqay inuu Kaabayaasha Hawada Ukrain la Wareegay

Deg Deg: Ruushka oo ku Dhawaaqay inuu Kaabayaasha Hawada Ukrain la Wareegay

0

Ruushku wuxuu kudhawaaqay in uu lawareegay Kaabayasha Hawada ee Ukraine “Majirto diyaarad nala ka riday”

 

Ruushka ayaa sheegay in uu la wareegay kaabayaasha saldhigyada hawada Ukraine:

Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa sheegtay in ay weerartay kaabayaasha militariga ee saldhigyada cirka ee Ukraine ayna hoos u dhigtay difaaca hawada Ukraine.

 

sida ay sheegeen wakaaladaha wararka ee Ruushka.

Wasaaradda ayaa beenisay wararka sheegaya in mid ka mid ah diyaaradaheedii lagu soo riday hawada Ukraine.

 

Milateriga Ukraine ayaa goor sii horeysay sheegay in shan diyaaradood oo Ruushku leeyahay iyo hal helikobter lagu soo riday gobolka bariga Luhansk ee dalkaasi.

Ad
Previous articleDeg deg Ruushka Oo Weeraray UKrain iyo Dagaalo Qaraar oo Bilowday
Next articleDoorashada Beelaha Banaadiriga oo la Fasaxay iyo gudiga Doorashooyinka oo ka Hadlay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here