Home Wararka Caalamka Deg deg Ruushka Oo Weeraray UKrain iyo Dagaalo Qaraar oo Bilowday

Deg deg Ruushka Oo Weeraray UKrain iyo Dagaalo Qaraar oo Bilowday

0

Ruushaka Ayaa Saakay Weerar ku Qaaday Dalka Ukrain.

 

Ukraine waxay u tahay maalin adag dagaalka oo 2 saacadood socda, Boqolaal dhimasho ah ayaa lawarinayaa!

 

Tv-ga Aljazeera ayaa tabinaya in xarumihii Milateriga Ukraine ee kuyaalay caasumada Kyiv la burburiyey.

 

dhimashadu boqolaal dhaaftay durba, wasiirka difaaca de Ukraine ayaa sheegay in diyaarad ruush ay soo rideen

Ad
Previous articleP.M Rooble oo Casha Sharaf u Sameeyey Xildhibaanada Gobalada Wooqooyi oo Dhawaan Lasoo Dòortay(Sawiro)
Next articleDeg Deg: Ruushka oo ku Dhawaaqay inuu Kaabayaasha Hawada Ukrain la Wareegay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here