Home Wararka Somaliya Puntland Madaxweyne Xasan Sheikh oo u safray Garoowe

Madaxweyne Xasan Sheikh oo u safray Garoowe

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa u safray Magaalada Garoowe ee Puntland.

Safarka Madaxweynaha ee Garoowe waxaa Ku wahlinayay Xildhibaano ka Tirsan Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Shalay waxaa Garoowe gaaray Wafdi Hordhac u ah safarka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana wafdigaan hogaaminaayay Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya.

Soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa ka socota garoowe waxaana garoow uu u tegay Arima Siyaasadeed sidii xal loogu Heli lahaa

Ad
Previous articleCiidamada amaanka oo Maanta xiray Wadooyinka Muqdisho (Sawiro)
Next articleDEG DEG:P.M Xamse oo Gaaray Magaalada Baladweyne(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here