Home Wararka Maanta Deg Deg Taliyihii Haramcad ee Galmudug oo xalay la Magacaabay ayaa dhaawac...

Deg Deg Taliyihii Haramcad ee Galmudug oo xalay la Magacaabay ayaa dhaawac soo gaaray

0
Laba xidigle Farxaan Beero oo ah Sarkaal ka Tirsan Haramcad ayaa ku dhaawacmay Dagaalka Gurceel ka soconaya waxaana la ii Sheegay in Xalay Loo Magacaabay Ku simaha Taliyaha Haramcad ee Galmudug, ka dib dhaawac shalay Soo gaaray Taliyaha Haramcad ee Galmudug Qasaaye.
Farxaan oo Maanta dhaawacmay Saacado yarna ahaa Taliyaha Ciidamada Haramcad ee Galmudug ayaa Horay u ahaa Taliyihii Horinta 1aad ee Ciidamada Haramacad.
Muqdisho ayaana loo Soo qaaday dhaawaca Taliyaha Waxaana lagu dabiibayaa Isbitaalka Ku yaala Muqdisho
shalay ayaa gurceel waxaa ku dhaawacmay Taliyihii Ciidamada Harmacd ee Galmudug Taliye Qasaaye

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka

Fahad Yaasiin oo Madaxweyne Xasan Shiikh ugu Baaqay inuu Dadka kala tashto Xaalada taagan

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la yimaado Qorshe Qaran oo looga hortagaayo

Somaliland oo ka hadashey Dekadaha ay Dowlada Somaliya ku Wareejineyso Mareykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay
Ad
Previous articleWar Deg Deg Ah: Ahlu-sunna oo Codsatay Fursad in la siiyo si Magaalada Uga Baxaan
Next articleSawiro laga soo qaaday Madaafiicdii Maanta ku dhacay isbitaalka Gurceel