Home Wararka Somaliya Galmudug Sawiro laga soo qaaday Madaafiicdii Maanta ku dhacay isbitaalka Gurceel

Sawiro laga soo qaaday Madaafiicdii Maanta ku dhacay isbitaalka Gurceel

0
Madaafiicdii maanta ku dhacday Isbitaalka Istarliin ee degmadda Guriceel ee Gobalka galgaduud ayaa sababtay burbur ku yimad qaar kamida dhismayaasha iyo Qalabka Isbitaalka.
Sawiro ay heshay Warbaahinta  ayaa Tilmaamaya in Madaafiicdu burburisay Qalabkii isbitaalka gaar ahaan Qeybta  Raajada ee isbitaalka, taas oo sababtay in Shaqaalaha Isbitaalka ay naftooda kala baxsadaan.
Xaalad jahawareer ah ayaa ka taagan gurceel waxaana wili socda Dagaalka oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo kuwa ahlusuna waljameeca mana jiro wax faah faahin ah oo Dowladda ka soobaxay
Ad
Previous articleDeg Deg Taliyihii Haramcad ee Galmudug oo xalay la Magacaabay ayaa dhaawac soo gaaray
Next articleSaraakiil dhaawac ahaa oo isbitaalka Lagala baxay Galkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here