Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee la filayay 27 bishan inuu ka furmo magaalada Muqdisho ayaa dib u dhac ku yimid, kaddib codsi ka yimid Madaxweynaha Puntland Saciid Deni.
Madaxweyne Deni ayaa codsaday in la siiyo muddo todobaad ah oo lagu dhammeynayo shaqaaqadii ka dhacday Boosaaso.
Ad