Home Wararka Somaliya Galmudug Banaanbax Xoogan oo Kasocda Magaalada Dhuusamareeb(Sawiro)

Banaanbax Xoogan oo Kasocda Magaalada Dhuusamareeb(Sawiro)

0

Isu soo bax balaaran ayaa ka Dhacay Magaalada Dhuusamareb kaasoo lagu taageerayo Xildhibaanimada Saadaq Cumar Xasan (Joon).

Waxaa ka soo Qaybgalay isu soo baxaan Bulsho aad u fara badan oo ka mida Shacabka Magaalada Dhusamareb.

Saadaq Joon ayaa waxa uu ka mid yahay Masuuliyiinta Shacabka Galmudug aadka u jecel yihiin Shaqadiisa.

Doorashada Saadaq Joon ayaa Goordhawayd ka Dhacaday Magaalada Dhuusamareeb asagoo Noqday Xubintii ugu Horaysay ee Saakay la Doortay.

Ad
Previous articleDeg Deg Saadaq Joon oo Dhuusmaareeb lagu doortay
Next articleDoorasho aan lagu Tartamin oo maantay Ka Dhacday Muqdisho yaa Kusoo Baxay?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here