Janeraal Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John) ayaa ku guuleystay kursiga Hop248 ee Golaha Shacabka, kaas oo doorashadiisa Maanta lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb.
Janeraal Saadaq ayaa helay 81 Cod halka Cabdullahi Xersi Diirshe oo la tartamayay uu helay 17 cod, waxaana halaabay laba cod.
Kursigaan uu Maanta ku guuleystay Janeraal Saadaq Cumar Xasan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay Maxamed Axmed Abtidoon.
Ad