Home Wararka Caalamka Deg deg Ruushka Oo Weeraray UKrain iyo Dagaalo Qaraar oo Bilowday

Deg deg Ruushka Oo Weeraray UKrain iyo Dagaalo Qaraar oo Bilowday

0

Ruushaka Ayaa Saakay Weerar ku Qaaday Dalka Ukrain.

 

Ukraine waxay u tahay maalin adag dagaalka oo 2 saacadood socda, Boqolaal dhimasho ah ayaa lawarinayaa!

 

Tv-ga Aljazeera ayaa tabinaya in xarumihii Milateriga Ukraine ee kuyaalay caasumada Kyiv la burburiyey.

 

dhimashadu boqolaal dhaaftay durba, wasiirka difaaca de Ukraine ayaa sheegay in diyaarad ruush ay soo rideen

Ad