Home Wararka Maanta Deg deg Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin kaso baxaysa

Deg deg Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin kaso baxaysa

0

Dhawaqa jug xooggan ayaa laga Maqlay inya Badan magaalada Muqdiaho gaar ahaan  xaafadda Jamhuuriya ee .Degmada Karaan magaalada Muqdisho.

 

Qarax xoogan ayaa lala beegsaday taliyaha saldhiga degmada Kaaraan Gaashaanle Salad Caraale.

Taliyaha ayaa marayay halka loo yaqaan Masjidka Turkida ee agagaarka Fagax.

Lama oga Qasaaraha Rasmiga ah ee Taliyaha iyo ilaaladiisa Kasoo Gaaray Qaraxaan.

Ad
Previous articleCiidamada Galmudug ee ku sugan jiidaha Hore ee Dagaalka oo la Gaarsiiyay Deeq xili ay Dhawaan alshabaab ka Sareen Deegaano Cusub
Next articleTaliye Cusub oo loo magacaabay Ciidamada Gorgor ee ku sugan Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here