Home Wararka Maanta Deg Deg: Qarax Xoogan oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

Deg Deg: Qarax Xoogan oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

0

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax goordhow ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo jugtiisa si weyn looga maqlay meelo badan oo caasimada ka mid ah ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay agagaarka KM4, gaar ahaan wadada aada Garoonka.

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay qaraxaan, waxaana haatan socda gurmad loo fidinayo dadka ay waxyeelada gaartay.

Xaaladda goobta ayaa sidoo kale aad u kacsan, waxaana gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee dowladda Soomaaliya.

Ad
Previous articleHadal Jeedinta Musharixiinta Madaxweynaha 10aad ee soomaaliya oo Goordhow Bilaabanaysa iyo Wararki ugu Danbeyey
Next articleFaahfaahin Cida Lala Beegsaday Qarax Ka Dhacay Muqdishu iyo Khasaaro Xoogan oo Ka Dhashay?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here