Home Wararka Maanta Deg Deg: Mahad Salaad oo loo Magacaabay Taliya Nabad Sugida Soomaaliya

Deg Deg: Mahad Salaad oo loo Magacaabay Taliya Nabad Sugida Soomaaliya

0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyay Magacaabista Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo loo magacaabay Mudane Mahad Maxamed Salaad.

Ugu dambeyn Loolankii NISA waxaa kuguuleystay Mahad Salaad Maxamed oo noqday Agaasimaha NISA, wuxuu kamid yahay saaxiibada gaarka ah ee Madaxweyne Xassan Sheikj, isagoo xiligiisi hore soo noqday Wasiiru dowle Madaxtooyo.

MAHAD salaad ayaana Badali Doona Yaasiin Farey oo Saxiib Dhow la aha Fahad iyo Farmaajo.

Mahad Salaad ayaana Sidaas ku Wayn Doona Xubinimada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Ad
Previous articleSenatar Jawaahir Axmed Cilmi oo ka Mid Ahyd Dad Dhidibada U Taagay Maamulka Galmudug oo geeriyootay(Xog Sababta Geerideeda)
Next articleGolaha Wasiirada Soomaaliya oo Ansixiyay Miisaniyada Sanadka 2022

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here