Home Wararka Somaliya Deg Deg Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gurigiisa la Weeraray

Deg Deg Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gurigiisa la Weeraray

0

Xasan sheekh Maxamuud Madaxweynihii Hore ee dalka ayaa sheegay in Ciidamo ka amar qaata Madaxweyne Farmaajo in ay weerareen Hooygiisa uu ka deganyahay Muqdisho.

Xasan Sheekh ayaa ku Eedeeyay Farmaajo inuu ku lug lahaa Weerarka Lagu soo qaaday Mirinaayo waxuuna yiri “

Waxa nasiib darro weyn ah in ciidan ka amar qaata madaxweynihii hore ay weerar ku soo qaadaan hoygeyga. Waxaan horay ugu digay kuna celinayaa khattarta ay leedahay siyaasadeynta ammaanka. Mas’uuliyadda dhibaatada ka dhalata arrinkan waxaa qaadaya Farmaajo

Ad
Previous articleDagaal xoogan oo ka bilaawday Muqdisho
Next articleDowladda Soomaaliya oo caawa Weerartay Guriga Musharax C/raxmaan C shakuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here