Home Wararka Somaliya Dagaal xoogan oo ka bilaawday Muqdisho

Dagaal xoogan oo ka bilaawday Muqdisho

0

Rasaasta la isku adeegsanayo ayaa weli laga maqlayaa isgoyska Sanca iyadoo dadka ku nool deegaanada ku dhow dhow ay soo wajahday cabsi xoog leh.

Waxaa xaafadaha qaar ka bilowday barakac ay dadka guryahooda ugaga baxayaan iyagoo ka cararaya rasaasta la isu adeegsanayo.

Lama oga khasaaraha ka dhashay iskahorimaadkan hase yeeshee waxaa jirta cabsi laga qabo inuu sii xoogeysto.

Ad
Previous articleWararka ugu danbeeyay Ciidanka soo galay Muqdisho oo Xaafadaha Qaar ku faafay
Next articleDeg Deg Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gurigiisa la Weeraray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here