Home Wararka Caalamka Deg Deg: Madaxweynaha Ruushka oo Heegan buuxa Galiyay Ciidamada Nukliyeerka Rida

Deg Deg: Madaxweynaha Ruushka oo Heegan buuxa Galiyay Ciidamada Nukliyeerka Rida

0

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa heegan galiyay ciidamada haga Nuclear-ka,.

 

wuxuna amray in ay heegan ku jiraan saacad kasta lasiin karro amarka, isagoo la kulmay wasiirka Difaaca ee dalkiisa iyo madaxa ugu sareeya ee ciidanka hubkan haya.

 

PUTIN ayaa sheegay in aan dalkiisa loo tilmaami karin jihada iyo nooca ay u adeegsanayaan sugida Amnigooda Qaranka,.

 

NATO iyo Mareykanka ayuu kusifeeyey bahalo ay tahay in jawaab haboon ay la kulmaan saacado gudahood.

Ad
Previous articleRuushka oo wadahadal la Furay UKrain kadib Dagaal Natiijo la,aan ah oo uu ku Qaaday Dalkaas
Next article16ka Kursi ee Bosaaso Taala oo la Shaaciyay Xiliga La Dooranaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here