Home Wararka Somaliya Puntland 16ka Kursi ee Bosaaso Taala oo la Shaaciyay Xiliga La Dooranaayo

16ka Kursi ee Bosaaso Taala oo la Shaaciyay Xiliga La Dooranaayo

0

Guddiga Maamulka Doorashada heer dowlad goboleedka Puntland SET ayaa shaaciyay jawalka qabashada doorashada kuraasta Gollaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Boosaaso.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada Puntland ayaa lagu shaaciyay 16-ka kursi ee lagu dooranayo magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo ah deegaan doorashada labaad ee Puntland.

Guddiga doorashada ayaana shaaciyay in doorashada 16ka kursi ee lagu dooranayo magaalada Boosaaso dhaceyso 5ta iyo lixda bisha fooda nagu soo heysa ee Maarso.

Ad
Previous articleDeg Deg: Madaxweynaha Ruushka oo Heegan buuxa Galiyay Ciidamada Nukliyeerka Rida
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo Bilaabay ololihiisa Dib U Doorashada Cawana Casuumay Xildhibaano Dhawaan la Doortay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here