Home Wararka Caalamka Ruushka oo wadahadal la Furay UKrain kadib Dagaal Natiijo la,aan ah...

Ruushka oo wadahadal la Furay UKrain kadib Dagaal Natiijo la,aan ah oo uu ku Qaaday Dalkaas

0

Ruushka Iyo Ukraine ayaa wada hadal uga furmayaa gobalka Gomel ee dalka Belarus, sidaas waxaa xaqiijiyey Vladimir Medinsky oo ninka Ruushka u matalaya wada xaajood.

Moscow ayaa damaanad-qaaday amniga wafdiga Ukraine wadada ay ku safrayaan, sida uu tabiyey Tv-ga dawladda Ruushka ee RT.

Xukuumadda Ukraine warar is khilaafsan ayay ka tabisay wada xaajoodkan, Madaxweynaha dalkaas ayaa sheegay in ay Belarus aqbaleyn in ay martigaliye noqoto ee ay doonayaan dal kale.

Labada dhinacba wada xaajood ayay isku raacsan yihiin sharuudo badan ay ku xirtay Moscow.

Kahor inta aysan dhicin waqtiga ay Moscow u qabatay jawaabta wada hadal ee Ukraine ayay soo dhacday fariinta ka timi Ukraine ee nabad doonista ah.

 

Ad
Previous articleRaysulwasaare Rooble oo Midowga Yurub kala Hadlay Dagaalka Ukrain iyo Arimo kale(Sawiro)
Next articleDeg Deg: Madaxweynaha Ruushka oo Heegan buuxa Galiyay Ciidamada Nukliyeerka Rida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here