Madaxweyne Vladimir Putin ayaa heegan galiyay ciidamada haga Nuclear-ka,.
wuxuna amray in ay heegan ku jiraan saacad kasta lasiin karro amarka, isagoo la kulmay wasiirka Difaaca ee dalkiisa iyo madaxa ugu sareeya ee ciidanka hubkan haya.
PUTIN ayaa sheegay in aan dalkiisa loo tilmaami karin jihada iyo nooca ay u adeegsanayaan sugida Amnigooda Qaranka,.
NATO iyo Mareykanka ayuu kusifeeyey bahalo ay tahay in jawaab haboon ay la kulmaan saacado gudahood.
Ad