Home Wararka Somaliya Jubbaland Deg Deg: Jubaland oo Ku Dhawaaqday Halka ay ku Qabanayso 16kii Kursi...

Deg Deg: Jubaland oo Ku Dhawaaqday Halka ay ku Qabanayso 16kii Kursi ee Garbahareey

0

Maamulka Ceelwaaq ayaa sheegay inay diyaariyeen Teendho loogu tala galay in lagu qabto doorashada/xulashada 16 kursi ee taal Garbahaarey.

Teendhada ayaa laga dhisay agagaarka Garoonka diyaaradaha Ceelwaaq, iyadoo ammaanka degmadaas gacanta ku hayaan Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Kenya.

Maamulka Jubbaland ayaa horay u shaaciyay liiska 16 kursi, waxaana uu qorsheynayaa inuu ka wareejiyo Garbahaarey oo ka mid aheyd heshiiskii 17 September.

 

Ad
Previous articleTaliyaha Qaybta 27aad oo Gaaray Buulobarde iyo Howlgal Culus oo Dhawaan bilaaban Doona(Sawiro)
Next articleMaraykanka oo abaalMarin Siiyay Askar Fashilisay Weerar Alshabaab soo Qaadeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here