Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Taliyaha Qaybta 27aad oo Gaaray Buulobarde iyo Howlgal Culus oo Dhawaan bilaaban...

Taliyaha Qaybta 27aad oo Gaaray Buulobarde iyo Howlgal Culus oo Dhawaan bilaaban Doona(Sawiro)

0

 

Taliyaha Qeybta 27aad ee ciidanka dhulka xooga dalka Somaliyeed Gen, Axmed Maxamed calasoow {Tareedishe} ayaa gaaray Degmada Buulaburde ee Gobalka hiiraan waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan Qeybta 27aad ee ciidamada Xoogga dalka.

Taliyaha ayaa markii uu gaaray Buulaburde waxuu kulamo la qaatay Saraakiisha ciidamada waxuuna ku amaanay shaqada ay qaranka u hayaan Saraakiisha iyo ciidamada Qalabka sid.

 

 

waxuuna sidoo kale ku dhiira-galiyay in loo adeego Qaranka lagana difaaco cid kasta oo wax u dhimaysa oo ay ugu Horeeyaan Al-Shabaab

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Ka Hadlay Geerida Wadaad Caan ah oo Goordhow Geeriyooday
Next articleDeg Deg: Jubaland oo Ku Dhawaaqday Halka ay ku Qabanayso 16kii Kursi ee Garbahareey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here