Maamulka Ceelwaaq ayaa sheegay inay diyaariyeen Teendho loogu tala galay in lagu qabto doorashada/xulashada 16 kursi ee taal Garbahaarey.
Teendhada ayaa laga dhisay agagaarka Garoonka diyaaradaha Ceelwaaq, iyadoo ammaanka degmadaas gacanta ku hayaan Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Kenya.
Maamulka Jubbaland ayaa horay u shaaciyay liiska 16 kursi, waxaana uu qorsheynayaa inuu ka wareejiyo Garbahaarey oo ka mid aheyd heshiiskii 17 September.
Ad