Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Deg Deg Jowhar Qarax Culus ayaa lagu weeraray Hotel ku yaala

Deg Deg Jowhar Qarax Culus ayaa lagu weeraray Hotel ku yaala

0

Faahfaahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya Qarax jugtiisa laga maqlay Xaafadaha Magaalada Jowhar kaasi oo ka dhacay Afaafka hore ee mid kamid ah hoteelada kuyaalla Magaalada Jowhar.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa Gaari xamuul ah laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaas oo lagu weeraray Hotelka Nuur Doob oo ay degan yihiin Xildhibaano iyo Wasiiro katirsan Maamulka Hir-Shabeelle.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay qaraxa ayaa jira, waxaana haatan socda gurmad loo sameeynayo dadka ku waxyeeloobay qaraxa.

Ad
Previous articleMadaxii hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda federalka Soomaaliya u fadhiyay magaalada Gaalkacyo oo la Dilay
Next articleSafriika Mareykanka oo la Kulmay Ra’isul Wasaare Xamza oo 30 cisho ka badan Xukuumad dhisin (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here